Gobolka Xaysimo Ayaa Si Balaadhan Looga Xusay Munaasibadda 18 May, iyada oo ay dad tiro badani isugu soo baxeen goobta munaasibadaasi lagu qabtay, waxaana kala qayb galay dadweynahaasi , madaxda heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Xaysimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here