Komshinka qaranka ee xakamaynta HIV/AIDS. Ayaa Tababar ku qabtay magaaladda berbera,

0
361
  • Berbera:(Saaxil Online) Komshinka qaranka ee xakamaynta HIV/AIDS. Ayaan tababar ku qabtay magaaladda berbera, kaas oo ku saabsan joojinta iyo cidhibtirka takoor lagu hayo dadka la nool xannuunka HIV/AIDS KA.
    Ugu horey waxa ka hadlay agaasimaha fulinta komishanka Qaranka ee xakameynta HIV/AIDS KA Soomaaliland, mudane Naasir Ayjeex Jaamac iyo agaasimaha tababaradda iyo horumarinta shaqaalaha komishanka mudane maxamed Jaamac Siciid.
  • Agaasimaha fulinta Naasir Ayjeex Komishinka qaranka ee xakamaynta HIV/AIDS, ayaa si faah faahsan u qeexay in xanuunkani aan lagu kala qaadin si fudud laakiin lagu kala qaado galmada, irbadah oo lagu mudo qof qaba hadna qof kal lagu mudo iyo ,sakiinada timaha lagu xiiro oo qof qaba lagu xiiray ayuu yidhi oo taxadir badan ayaa laga samyn karaa ayuu yidhi agasime nasir ayjeex jaamac
    Intii siminaarkani socday aya ka qaybgalayashu su,aalo badan waydiiyeen madaxdii tabobarkan bixinayasay waxaana muuqatay in aay siwayn uga faa,iidaysteen macluumadkii loo gudbiyay oo ku salaysnaa labo qodob oo kala ah in aan la takooorin qofka xanuunkan qaba iyo in aan si sahlan loo kala qaadin, ka soo qaybgalayaasha ayaa ku qancay sida muuqatay ee aay su,aalaha badan u waydiiyeen macalimiintii iyo saraakishi waday siminarkan,,
    Dabcana waxaa si toosa tabobarkan saacadihii uu socday manta macalimiin ka ahaa oo Bixinayay Axmed Cisman Ibraahin iyo Isuduwaha Komishinka HIV iyo AIDS,ka ee Gobolka Saaxil kayse Mahad cabdi
  • Oo si hagar laan ah oo isfahfaahsan ay ku bixiyay casharadii tabarka ahaa ee ku saabsanaa ilaalinta qofka la nool xanuunka HIV iyo AIDS,ka iyo in si cadi ah loola noolaado maadaama aan si sahlan looga qaaday xanuunkan,
  • Tabobarkan oo Socon Doona Mudo Afar maalmood ah oo ay wadawadeen komishinka la dagaalanka HIV iyo AIDS ,hayda UNFPA Tabarka oo Bulshada faa iido wayn uu leh oo Lagu qabtay Berbera
  • Saaxil Online:Head Office In Hargeisa :-Mohamed Tiriike

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here