AKHRI:- WARQADDA XUKUMADDA MADAXWAYNE MUUSE BIIXI KU SIISAY GANACSADE MAXAMED AW SICIID KEENISTA SIBIDHKA OO MURAN KA TAAGNAA

0
368

Xukumadda Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ayaa bixisay warqad lagu cadaynayo in uu dalka sibidhka keeni karo ganacsade Maxamed Aw Siciid Geedde,

Warqadan ayaan qandaraaska ah ee la siiyay ganacsadahan ayaan la baahin waxaanay ka mid noqonaysaa mashaariicda sidda qarsoodiga ah loogu naas-nuujiyo ganacsadahan.

Ma ah qandaraaskii ugu horeeyay ee si qarsoodi ah loo bixiyo waxaana wararku sheegayaan in mashruucan uu ku jiro mid ka mid ah qoyska Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi

Halkan ka Akhriso Warqadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here