DHIBAATADA AY LA KULMAAN DADKA KA SOO DAGA KANA DHOOFA GAROONKA DIYAARADAHA EE CIGAAL EIRPORT

0
334

Waxbadan Ka Ogow Tacadiga Lagu Hayo Dadka Isticmaala CIGAAL EIRPORT
Iyo Kuwa Kasoo Degeya Magaalada Hargaysa Ee Somaliland.

Waxa Ka Howl Gala Dhalinyaro Qawlaysato Ah Oo Dadka Ula 
Macaamila Si Anshaxa Ka baxsan. Waxay Boob Iyo Dhac Ku Hayaan Safreyaasha Waxan Goobjoog U ahaa 2 Dhacdo Oo Foon xun
1 Aad Qof Sharcigiisii Lagu Qabsaday Oo la Xidhay Iyadoo laga rabo lacag Laaluush ah waxa la baadhay boorsadiisii oo lagala baxay waxyaabo muhiim ah. Sidaana Waxa kaga Kacday Diyaaradii Uu Raaci lahaa. Tan labaad Aniga Ayey Iga soo Martay Waxan Kasoo Duuliyey 9 bisha julay waxan soo galay eirportka 3.00 Galabnimo Waxay Diyaaradu Kacaysay 5.40
Ogow Si gaara Waxa Loo Bartin Maameedsadaa dadka Qurbe Jooga Lagu Tuhmo Ama Loo arko. Sidii Dadkii isbaarada dhigan jiray ayaa lay baadhay waxa laygala baxay waxyaabo muhiim ah oo Kujiray 2 boorso oo aan sitay Kadibna Lacag Ayaa lay weydiiyey Waanse Diiday in Aan Bixiyo Lacagtii. Waxa Laygu Xidhay Saldhiga Eirportka Waxana Laygu Wargeliyey In diyaarada Layga Reebidoono Madaamoo Aan Diiday In aan lacag BIXIYO. Lacagtii Dalku Galka Oo ahayd $60 dollar Waan biyey Markaan ka degay CIGAAL Waxa aan xidhnaa 3 saacadood.

Waxa Dedayaal Dheeraad ah Ku Bixiyey Soo Dayntayda Maamulka BULSHO TV Aniga oo aan kala reebayn aad ayaan Kugu mahad celiyanaa Dhamaan. Si kastaba Ha noqotee waxay Ogaaday in aanay aniga keliya ahayn ee dadka diyaaradaha ka karaaca hargaysa oo dhan sidaa loola dhaqmo.

Waxa ka jira dhilmi Eirportka Hargaysa Laga yaabaa in Aanu Muuse Ka war Qabin balse tacadiyadaa iyo kuwo kasii xun ayaa uga dhaca si maalinle ah. Waxa joogta dhalinyaro Ku mamay dadka baadhashadiisa Isma qabato igal international iyo isbaaro ama boobka diciifnimada ah.

waxan usoo jeedinayaa in maamulka EIRPORTKU dabagalo arimahan. cidkasta ay khusaysaa. Dulmiga Waxa Laga Dhaxlaa Najiiso aan la Mahadin.

Yussuf Abdallah Dhagahtuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here