FAJAC IYO AMAKAAG!!! Dulmi-fale Mahad vs Dulmane Macalin C/ramaan. W/Q. Mustafe Maxamed.

0
204

FAJAC IYO AMAKAAG!!! Dulmi-fale Mahad vs Dulmane Macalin C/ramaan. W/Q. Mustafe Maxamed.

C/raxmaan Yuusuf Axmed waa shaqalaha uu dididkiisa xalaashaday Maamulaha Dugsiyada Nuuradiin ee Mahad Ibraahim Maxamed hadaba waxa dhegba jaan Ila leegaatay lana anfariiray:
1- Sababta uu Maamulaha nuuradiin dhididkiisa u xalaashaday Macalin C/raxmaan ee uu mushaharkiisa u siinwaayay isaga oon lacag u waayin ee uu sharaftii uu bulshada ku dhexlahaa isaga qaaday taasoo aanu haatanba shaki gelinay inuu yahay Maamule aanu ubadkayaga ku aaminikaro anagoo u arkayna inuu isu bedelay dhib falaw aanaan rabin inay ubadkayagu nagaga daydaan waayo dugsiga madixiisii dhaqanxumadani ka soo ifbaxday gudihiisuna waa baaba’
2- Waxa aan la yaabanahay dhaqanka iyo caadada soojireenka soomaaliyeedna ka baxsan, waxa sababay in ay gacan u qaadaan C/raxmaan oo ay dilaan 1- Maamule qaybeed dugsiga nuuradiin ah, 2- Saad-haye Nuuradiin ah iyo 3- Xog-hayaha ardayda ee isla Nuuradiin iyaga oo garab siiyay labadii nin ee is gacan dhaafay midka maamulaha Nuuradiin ah kii kalena lug iyo gacan ka jebiyay, waa wax aanay umada soomaaliyeed sinji iyo caado u lahayn oo laga yaq-yaqsoodo
3- Waxa iyana caqliga in uun fayoobi la yaabayaa dheg-xumo iyo ceebna ah in Maamulaha Nuuradiin Isku deyay inuu C/raxmaan gacan u qaado kadib markii lug iyo gacan looga jebiyay ee dhulka loo dhigay saldhigana la geeyay iyadoo ciidanka asluubtu kaga guntadeen inuu ninkan dhaawaca u yaala dilo.
#Hada wuxuu xaalku aad ugu xunyahay nimankii bilaa hadafka ahaa ee maamulaha u hiiliyay waxayna mutaysan doonaan xadhig iyo xaq gudba iyagoo ilaa hada la garan la’yahay ujeedka iyo hadafka ay ka lahaayeen gacan u qaadida miskiinkan dhididkiisa raadsanayay
C/raxmaan hada waxa laga kabay gacantii hadaflaawayaashu ka jebiyeen lugtii uu ka jabayna waxay noqotay qaliin waxana loo diyaarinayaa qaliinkii dhowaan
Xigasho-Xogreebnews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here