Waxaan tuuray Simcardka Shirkada is gaadhsiinta Telesom… W/Q xamse balaaki.
kadib markii aan kala kulmey caqabado badan oo ay ka mid yihiin lacagta ku hadalka ah ee ( prepaid) tasoo lacagta aan kushubo simcardka aan ka waayaayo wxaan tegay oo aan ku noqnoqdey shirkada si hdii ay adeegyo iigu furan yihiin layga xidho wxaan la kulmey shaqalaha qaabilsan adeegan wxaaney iisheegeen iney igu furan yihiin adeegyo sida Aqoon-maal, livescore,mobile edication etc maan dalban adeeg yadan oo maan furan anigu balse meel laygaga furey magaranaayo in mudo ah waa layga xidhay adeegyadii balse hdana Dib ayaa laygu furayaa oo habankii hdiii aan simcardka lacag kaga sexdo uguma soo kaco kadib markii aan arkey in aan wxba layga xidhi karin cardkana wxba aan laga qaban karin wxaan go’aan sadey inaan iska joojiyo isticmaalka cardkan iyo adeegyada shirkada Telesom.
Wxaa bogaadin mudan shirkada isgaadhsiinta somtel oo u daneysa bulshada ku xidhay oo soo bandhigtay adeegyo raaligeliya bulshada se aan ka shaqaysan uun dadka ee bulshada wax kusoo celisa.