Wasaaradda Gaadiidka Soomaaliland Oo Kulan La Yeelatay Iskaashatada Basaska Goboladda Ee Horseed Si Ay U Fuliyaan Amarka Guddiga Ka Hortaga Faafida COVID 19

0
266

Hargaysa-(SaaxilOnline)(W.Gaadiidka) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Soomaaliland Cumar C/laahi Aadan ayaa maata shir kula yeeshay Xarunta Wasaaradda Guddiga Iskaashatadda Basaska Horseed ee u kalabaxa Gobooladda Dalka, kulankan ayaa daarnaa sidii loo fulin lahaa amarkii Guddiga ka hortaga Xanuunka COVID 19 ka ee ahaa in la dhimo 50% rakaabka ay halkii mar qaadijireen si looga hor tago faafitaanka Cudurkaasi.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka Cumar Zayid oo ugu horayn kulankan ka hadlay ayaa sheegay in ay shirikadaha isla qaateen in ay fuliyaan amarkaasi, waxaanu yidhi:-

Guddoomiyaha Guddiga Iskaashatada Horseed Maxamed Cali Cismaan oo isna halkaasi ka balan qaaday fulinta amarkaasi ayaa isna waxa uu yidhi:-
Xubin ka mida Guddigaasi Cabdiwahaab Cige Axmed oo halkaasi ka hadlay ayaa yidhi:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here