Xasan Saleeban Dhuxul Laabsalax Oo Shaaciyay Inu U Taagan Yahay Musharaxnimada Golaha Wakiilada Somaliland

0
108

Maanta oo taariikhdu tahay 8dii February 2021ka waxa aan si rasmi ah u shaacinayaa inaan ahay Musharrax u taagan doorashada Golaha Wakiillada Somaliland, oo Xisbiga KULMIYE uga tartamaya Gobolka Maroodijeex.

Go’aankaygani waxa uu bar bilaw u yahay geeddigayga siyaasadeed ee mustaqbalka. Waa qorshe aan ka baaraandegay oo muddo soo socday.

Xafladda rasmiga ah ee shaacintu waxa ay ka dhacaysaa Maansoor Hotel Hargeysa
Maalinta: Arbacada
Taariikhda: 10ka Feberweri 2021ka
Saacadda: 08:00 aroornimo haddii Alle idmo. Allah hanagu Guuleeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here