Waraka Taliyeyaasha Ciidamada Booliska Iyo Milatariyga Somaliland Oo Ka Hadlay Amarkii Bandowga Ahaa Ee Madaxweynaha Somaliland Amray. By admin - May 1, 2019 0 417 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Dawan)Taliyeyaasha Ciidamada Booliska Iyo Milatariyga Somaliland Ayaa Ka Hadlay Amarkii Bandowga Ahaa Ee Madaxweynaha Somaliland Amray in lagu soo rogo gobolka Sanaag.