FICIL HINAASAHA XUMI WUXU KEENA XOOLO BEEL EX WASIIR SHUCEYB.
Ex wasiir shuceyb maxamed muuse oo ka mid masuliyinti Somaliland xilal horana ka qabtey ka so noqdey maayarkii gabiley iyo wasiirkii wasarada wershadaha xukumadii axmed siilaanyo ayaa waxa dhacdeytan iyo maalintii xukumadii uu ka tirsana mudo xileedkedii dhamadey wuxu bilaabey siyaasad layidha daba qayleyn.hadaba siyaasadisa guracneyd ee ficil hinasiga ku saleysney waxay keentay dhacdo cajiib oo ay fiican tahay inuu ku cibro qato.
Waxa manta dhacdey in wershadii roodhida ee hilal bakeyr oo uu leeyahay ex wasiir shuceyb dayn lagu yeeshay albaabada la iskugu dhuftey taasi oo ay sobob u tahay siyaasada xun ee u ku dhaqmo ex wasiir shuceyb oo ku saleysan u quudhiwa siyaasaded kasi oo ka xun musharaxiinta iyo aqoonyahanka ay isku gobolka yihiin siyaasada indho beelka ah e u aaminsan yahay waxay sobobtey in wixii maal iyo tacab uu hayeyba xiita raasamalkii wershada u isticmaaley sidii uu tolkii u kala qaybin lahaa fikirkaa xunina waaka dhaliyey in wershadii dayn loo xidho Ileyn waa wershad wixii kaso baxaba sifo qaldan oo cunfi ku saleysan loo isticmaalaye.
Hadaba ex wasiir shacuyb waxan leenahay siyaasada xun ee ah daba qableynta iyo ficil hinaasiga ku saleysan waalagu xoola beela oo waadiga intii wershadu shaqeynaysay u isticmalaya ku xumeynta iyo xil u quudhi waa mushariinta iyo aqoonyahanka aad isku haybta tihiin is ogaansho la aana waadiga daynta u galaya.
Guntii iyo gabo gabadii waxan ku leeyahay haku xoola beelin inta aad ka shaqeynayso xumanta cunfiga ku saleysan ee sida guracan aad u baratay Cibrana ha kugu filnaato dhacdadaa maanta ay albaabadeedi wershadadu u xidhan yihiin wershadaadi roodhidu.
Waa qalinkii ; Daahir aadan cali = no; 063440004= Gmail; dahir144gmail.com