Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Shucuubta Islaamka Ku Hambalyey Munaasibada Ciidul-Fidriga…

0
192

Hargeysa(SaaxilOnline)- Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Md. Siciid Xasan Cabdilahi, waxa uu shaqaale-weynaha Dekeda Berbera ugu Hambalyeynayaa

Munaasibada Ciidul-Fidriga oo Beri oo Sabtiya la Iidi-doono. Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi waxa kaloo u Hambalyo taas lamida u dirayaa, dhammaan umadda Islaamka ah guud ahaan, gaar ahaan Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda maalinta Ciidal Fidriga ah awgeed. Waxaanu Shacabka Eebbe Uga baryey Ciiddan Ciiddeeda inuu ku gaadhsiiyo bashbash iyo barwaaqo, Nabad iyo Horumar. CIID MUBARAK.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here