Siyaasiyad Rooda Cabdi Muuse Oo Iftiimisay Waxa Laga Dhaxlayo Arrinta Isdhexgalka Somaliland iyo Somalia+Su’aalo ay u Diray Madaxweyne Biixi.

0
329

Hargeisa(Saaxilonline):-Siyaasiyad Rooda Cabdi Muuse Oo  kamid Siyaasiyiinta da’da yar ee ku abtirsada Xisbul xaakimka kulmiye ayaa maanta iyadoo La hadlaysa warbaahinta waxaa ay su’aalo badan oo fariin ah u dirtay madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Su’aalahan Siyaasiyad Rooda Cabdi Muuse ayaa daba socoda Nuxurka warmurtiyeedkii dhawaan ay soosaartay dawlada jabuuti oo ku uu jirey qodobka isdhexgalka iyo isu socodka Shacabka Somaliland iyo Somalia.

Waxa aaney ku tilmaamantay Qodobkaasi is dhexgalka mid dhabar jab ku ah qaranimada somaliland iyo hayaankii Shacabka Somaliland ay ugu jireen sidii loo heli lahaa qaran aqoonsi caalamiya dunida ka hela.

Su’aalaha ay Madaxweyne Biixi hawada u marisay ayaa kamid ah…”Mudane Madaxweyne Ma Xasuusan tahay in 50,000 oo Dhalinyar ahi u dhinteen in aan nin gayin Gacantayda Taaban,oo laga xoreeyo Gurigayga iyo gayiga aan ku noolahayba, Haddii aad madaxweyne Maanta hargeisa iigu keenayso kuwii dhintayna umaad hiilin anigana iimaad hiilin.”waxaa sidaasi tidhi siyaasiyad Rooda Cabdi Muuse.

Halkan Hoose Ka Daawo Nuxurka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here