DAAWO:-Madaxweyne Kuxigeenka Oo Ka Qayb Galay Qalin Jebinta Ardayda Jaamacada Golis Berbera

0
255

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka qayb-galay dufcadii 8aad  ee ka qalin-jebisa Jaamacadda Gollis faraceeda magaaladda Berbera.

Ardayda qalinjebisay maanta oo dhamayd 141 arday ayaa Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu halkaasi ku guddoonsiiyay Shahaadooyin iyo abaal-marino kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here