Cali Gurey: “Burburka Somaliland Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Masuul Ka Noqon Doona”

0
254

Hargeisa (Saaxil Online) – Siyaasi Cali Maxamed Maxamed Yuusuf (Cali Gurey),  ayaa ka hadley arimaha doorashooyinka Somaliland iyo muranka cakiran ee u dhexeeya xisbiyada Kulmiye, Ucid iyo Waddani.

Cali Gurey oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland aanay habayaraatee aanay ka dhacayn wax doorasho ah.

Waxaa kale oo uu Siyaasi Cali Gurey ka hadley furista ururada siyaasada, raali gelintii uu Farmaajo ka bixiyay xasuuqii dawladii Siyaad Bare ka gaysatay Somaliland, rinta wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya.

Sidoo kale Cali Gurey oo ka hadley xaalada Somaliland ay wakhtigan ku jirto ayaa sheegay in ay Somaliland ay ku socoto meel aan la garanayan, islamarkaana hadii ay Somaliland burburto uu masuul ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi.

Halkan Ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here