War Culus:-XASAASI:-Wakaalada Dekeda Berbera Oo Ka Duulaysa Ka Hortaga Xanuunka Halista Ah Ee Carona Viraska,

0
293

Berbera:-(Saaxilonline.com)Wakaalada Dekeda Berbera Oo Kaduulaysa Kahortaga Xanuunka Halista Ah Ee Calora Viraska, Oo Aduunka Farabaas Kuhaya Waxay Bilowday Iyada Oo Kaashanaysa Bahda Caafimaadka Inay Awooda Saarto In Labaadho Dadka Saaran Maraakiibta Kusoo Xidhanaya Marsada Dekeda Berbera,

Pilot Abdiqadir Ahmed Ismail Oo Kamida Baylooda Soo Xidha Maraakiibta Ayaa Kamuuqda Sawirka Oo Soo Xidhaaya

Markabkii Uhoreeyay Ee Ay Leeday Shirkada Dahabshiil Group Oo Shidaal Sida Waxaana Lagu Shubidoonaa Haamaha Shidaalka Ee Shirkada Dahabshiil Dhowaan Kadhisatay,Haamaha Kale Ee Dawlada Agteeda Amaba Meelaan Kafogayn.Maareeyaha Dekeda Said Hassan Abdilaahi Ayaa Isna Kudaba Jooga Shaqaalaha Caafimaadka Inay Si Fiican Hubiyaan Maraakiibta Dadka Saaran Oo Dhan Said Hassan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here