inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun , geeri naxdin leh, waxaa maanta {19.3.2020} ku geeriyooday magaalada Damaam ee dalka sacuudi arabiya Axmed Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal

0
221

inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun , geeri naxdin leh, waxaa maanta {19.3.2020} ku geeriyooday magaalada Damaam ee dalka sacuudi arabiya Axmed Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo sanadihii danbe deganaa halkaasi oo uu shaqo ka hayay . Waxaa geerida ii cadeeyay goor dhoweyd Khadar Cali half oo degan halkaasi iyo cabdijabar Dubad oo dubai degan . Khadar Cali Half wuxuu ii sheegay in uu u geeriyooday Axmed Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal xanuun wadnaha kaga soo booday oo dabadeed uu qalliin ku geeriyooday. Waxaan tacsi gaar ah u dirayaa xaaskiisa iyo guud ahaan qoyska reer Maxamed Xaaji Ibraahim cigaal . Axmed Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal wuxuu ahaa aqoonyahan dhinaca dhaqaalaha shahaadooyin sare ku haystay , cilmi-baadhe iyo qoraa .ilaahay janadii fardowsa ha ka waraabiyo ,inagana samir iyo iimaan …Aamiin. Xigasho Axmed siciid cige

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here