Degdeg: Telefishanada Hctv iyo Startv ayaa hawada laga saaray

0
362

Degdeg: Telefishanada Hctv iyo Startv ayaa hawada laga saaray ka dib markii ay dawladda Jabuuti ka baahiyeen warar la xidhiidha sarkaal ka tisan ciidamada cirka ee Dawlada Jabuuti,

Sida warar lagu kalsoonyahay oo ay heshay Shabakadda wararka Saaxilonline ayaa sheegaya in dawlada Jibouti ay labadan tv ka ashkatay shirkadda sateliteka kirsysa eeTicom dhacdadan ayaa u eeg tii dawladii Cabdi ilay ay hawada kaga saartay Hctv iyada oo markii dambe ay gawada ku soo noqotay ka dib markii dawlada Somalia ay ka hawl gashay soo celinta Hctv wixii warara ee ka soo kordha waanu idinla socodsiin doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here