Mareeyihii hore ee Maalgashiga Somaliland ee xukuumadii Madaxweyne Siilanyo Cismaan Maxamed Badmaax, ayaa la filayaa in uu ka soo dhex isku shaandhan la filaayo in uu madaxwayne muuse sameeyo

0
103

Mareeyihii hore ee Maalgashiga Somaliland ee xukuumadii Madaxweyne Siilanyo Cismaan Maxamed Badmaax, ayaa la filayaa in uu ka soo dhex muuqan doono isku shaandhayn dhawaan Madaxweynaha Somaliland xukuumadiisa ku sameyn doono.

Cismaan Maxamed Badmaax ayaa xidhiidh wanaagsan la leh dawladaha khaliijka carabta isagoo ka mid ahaa xubnihii doorka shariifka ah ku lahaa in dekadda Berbera lagu wareejiyo shirkadda Dp-world oo ay noqoto mid hesha maalgelin caalami ah, Sidoo kale wuxuu muddo 30 sanno ka soo shaqeeyey shirkaddaha ugu waawey ee soo saara saliida ee wadamada khaliijka carabta. Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa La Filayaa Inuu Golihiisa Xukuumada Ku Soo Darro Xubno Aqoonyahano ah Oo Isbedel la taaban karayo ku soo kordhiya Xukuumadiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here