Xisbiga wadani ayaa Si rasmiya u aqbalay Musharaxnimada Golaha wakiilada ee Gobolka Gabiley Xildhibaan Maxamed Cabdillahi Bookh

0
116

Xisbiga wadani ayaa Si rasmiya u aqbalay Musharaxnimada Golaha wakiilada ee Gobolka Gabiley Xildhibaan Maxamed Cabdillahi Bookh

Munaasibad Balaadhan oo maanta Ka Dhacday Hotel Barar Ee Magaalada hargaysa oo ay ka soo qayb galeen saraakiisha ugu sarsaysa xisbiga mucaaridkee wadani iyo odoyaasha waxxgaradka iyo cuqaasha beesha xildhibaanka ayaa si rasmiya looogu dhawaaqay in uu Xildhibaan Maxamed Cabdillahi Bookh uu u sharaxan yahay xildhibaanada golaha wakiilada ee gobolka cagaaran ee gabiley

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here