Daawo:Komiishanka Xakamaynta HIV-AIDS Ayaa Kulan La Qaatay Madaxda Warbaahinta Kala Duwan

0
306

Komiishanka Xakamaynta HIV-AIDS Ayaa Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Madaxda Warbaahinta Kulankaasi Ayaa Waxaa Ka Soo Qayb Galay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi Galinta Somaliland, Ujeeda Kulan Kaasi Ayaa Waxa Uu Daaranaa Sidii Ay Warbaahintaasi Ay Qayb Uga Qaadan Lahaayeen Wacyi Galinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here