#Deg Deg Ehelka Marxuum kii Ugu Horeyay Ee Wasarada Caafimadku sheegtay in uu Covid 19 U Geeriyooday Oo Beeniyay in uu xanuunkaasi U Dhintay

0
259

Deg Deg Ehelka Marxuum kii Ugu Horeyay Ee Wasarada Caafimadku sheegtay in uu Covid 19 U Geeriyooday Oo Beeniyay in uu xanuunkaasi U Dhintay


Waxayna sheegeen in TB u geeriyoday
Waxayna dhaliilo adag u soo jeediyeen Wasaarada Caafimadka Awdal Iyo Cisbitaalka Wayn Ee Boorama
Sidoo Kale waxay sheegeen In Ay soo Dhamaysteen Karntiil 21 Cisha ahaa Hadana Ay Wada Caafimaad Qabaan

Dhanka kalane waxay beeniyeen in dawladu u
Aastay Marxuumkii Waxayna Sheegèn In ay Iyagu Aasteen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here